Family Home Provider July 2022 Cost of Care Rate Enhancement

May 13, 2022

Dear Licensed Family Home Child Care Provider,

In accordance with the latest collective bargaining agreement with Service Employees International Union (SEIU) Local 925, licensed family home providers will receive a monthly cost of care rate enhancement of $2,000 for each service month they are eligible beginning July 2022 and ending June 2023. Providers are eligible for this cost of care rate enhancement when the provider has received a child care subsidy base payment:

  • For the month of service; or
  • For 2 of the last 3 months of service; or
  • For 4 of the last 6 months of service.

Providers will receive the first cost of care rate enhancement in September 2022 when the licensed family home provider has:

  • Claimed July 2022 services by the end of August; or
  • Claimed May 2022 and June 2022 services by the end of August; or
  • Claimed February 2022, March 2022, April 2022, and either May 2022 or June 2022 services by the end of August.

Providers who claim more than 30 days after the month of service will receive their cost of care rate enhancement payment in the month following their timely claim. For example, when a provider claims their July month of service in September, they will receive their July cost of care rate enhancement in October. 

Payments will process mid-month every month. Please understand that electronic payment processing and the U.S. Postal Service may take several business days, impacting the exact date that providers receive payments once they’ve processed.

DCYF has created an FAQ document to help answer common questions: Licensed Family Home Cost of Care Rate Enhancement FAQs.

If you have any questions, please call 1-800-394-4571 or email providerhelp@dcyf.wa.gov.


Aumento de la tarifa del costo de cuidado del proveedor en el hogar familiar de julio de 2022

Estimado proveedor autorizado de cuidado infantil en el hogar familiar:

De acuerdo con el último acuerdo de negociación colectiva con el Sindicato Internacional de Empleados de Servicios (Service Employees International Union, SIEU) Local 925, los proveedores autorizados en el hogar familiar recibirán un aumento de la tarifa mensual del costo de cuidado de $2 000 por cada mes de servicio al que sean elegibles a partir de julio de 2022 y hasta junio de 2023. Los proveedores son elegibles para este aumento de la tarifa del costo de cuidado cuando han recibido un pago básico de subsidio de cuidado infantil:

  • Para el mes de servicio;
  • Para 2 de los últimos 3 meses de servicio;
  • Para 4 de los últimos 6 meses de servicio.

Los proveedores recibirán el primer aumento de la tarifa del costo de cuidado en setiembre de 2022, cuando los proveedores autorizados en el hogar familiar hayan:

  • Reclamado los servicios de julio de 2022 antes de finales de agosto;
  • Reclamado los servicios de mayo de 2022 y junio de 2022 antes de finales de agosto;
  • Reclamado los servicios de febrero de 2022, marzo de 2022, abril de 2022 y mayo de 2022 o junio de 2022 antes de finales de agosto.

Los proveedores que reclamen más de 30 días después del mes de servicio recibirán el pago del aumento de la tarifa del costo de cuidado en el mes siguiente de presentar su reclamo de manera oportuna. Por ejemplo, si un proveedor reclama su mes de servicio de julio en setiembre, recibirá el aumento de la tarifa del costo de cuidado de julio en octubre. 

El Departamento de Niños, Jóvenes y Familias (Department of Children, Youth, and Families, DCYF) procesará el pago del aumento de la tarifa del costo de cuidado del proveedor autorizado entre el día 12 y 17 de cada mes y realizará el pago a los proveedores utilizando el método de pago usual del proveedor.

El DCYF ha creado un documento de preguntas frecuentes para ayudar a resolver las dudas más comunes: Preguntas frecuentes sobre el importe de la mejora en la tarifa de cuidados para hogares familiares con licencia.

Si tiene preguntas, llame al 1-800-394-4571 o envíe un correo electrónico a providerhelp@dcyf.wa.gov.


Qarashka Kordhinta Qiimaha Daryeelka ee Daryeel Bixiyaha Guriga Qoyska ee Luulyo 2022

Daryeel Bixiyaha Caruurta ee Guriga Qoyska ee Shatiga leh ee Qaaliga ahow,

Sida waafaqsan heshiiska gorgortanka wadajirka ah ee lala galo Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adeegga (Service Employees International Union, SEIU) Local 925, bixiyeyaasha guriga qoyska ee shatiga haysta waxay heli doonaan kordhinta qiimaha bishiiba $2,000 ee adeeg kasta oo ay u qalmaan laga bilaabo Luulyo 2022 iyo dhammaadka Juun 2023. Daryeel bixiyeyaasha waxay u qalmaan kordhinta qiimahan marka bixiyaha uu helo lacagta xadka ah ee kaalmada daryeelka caruurta:

  • Bisha adeegga la bixiyey; ama
  • 2 ka mid ah 3dii bilood ee u dambaysay oo adeeg la bixiyey; ama
  • 4 ka mid ah 6dii bilood ee u dambaysay oo adeeg la bixiyey.

Daryeel bixiyeyaasha ayaa heli doona kordhinta qiimaha ugu horreeya Sebtembar 2022 marka daryeel bixiyaha guriga qoyska ee shatiga leh uu:

  • Codsaday lacagta adeegyada bisha Luulyo 2022 dhamaadka Ogosto; ama
  • Codsaday lacagta adeegyada Maajo 2022 iyo Juun 2022 dhamaadka Ogosto; amaa
  • Codsaday lacagta adeegyada Febraayo 2022, Maarso 2022, Abriil 2022, iyo Maajo 2022 ama Juun 2022 midkooda dhammaadka Ogosto.

Daryeel bixiyeyaasha codsanaya lacagaha in ka badan 30 maalmood ka dib bisha adeegga waxay heli doonaan lacag-bixintooda kordhinta bisha ku xigta waqtiga codsigooda. Tusaale ahaan, marka daryeel bixiye bisha Sebtembar codsado lacagtooda adeegga bisha Luulyo, bisha Oktoobar ayey heli doonaan kordhintooda qiimaha ee bisha Luulyo. 

DCYF waxay diri doontaa Lacag bixinta Kordhinta Qiimaha Guriga Qoyska ee Shatiga leh inta u dhaxaysa 12ka iyo 17ka bil walba waxayna lacag bixinta siin doontaa daryeel bixiyeyaasha iyadoo adeegsanaysa habka lacag bixinta caadiga ah ee daryeel bixiyaha.

DCYF waxay samaysay dukuminti su'aalaha inta badan la is weydiyo ah si ay kaaga caawiso ka jawaabista su'aalaha guud: Su'aalaha Inta Badan La is Weydiyo ee Kordhinta Qiimaha Daryeelka Guriga Qoyska ee Shatiga leh.

Haddii aad qabto su'aalo, fadlan wac 1-800-394-4571 ama iimayl u dir providerhelp@dcyf.wa.gov.